HomeWararDhageyso:-Saddex Weerar oo ka dhacay Shabeellaha Hoose & Maamulka oo ka hadlay

Dhageyso:-Saddex Weerar oo ka dhacay Shabeellaha Hoose & Maamulka oo ka hadlay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Al Shabaab Barqanimadii maanta ay weerareen saldhig ay ciidanka AMISOM ku leeyihiin gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan saldhiga AMISOM ee deegaank Buulo Mareer. Weerarka ayaa la sheegay in Al Shabaab oo ay u adeegsadeen baabuur laga soo buuxiyay walxaha qarxa kaas oo lala beegsaday saldhigyo ay AMISOM ku leeyihiin magaalada Buulo Mareer iyo tuulada Golweyn. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al Shabaab Barqanimadii maanta ay weerareen saldhig ay ciidanka AMISOM ku leeyihiin gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan saldhiga AMISOM ee deegaank Buulo Mareer.

Weerarka ayaa la sheegay in Al Shabaab oo ay u adeegsadeen baabuur laga soo buuxiyay walxaha qarxa kaas oo lala beegsaday saldhigyo ay AMISOM ku leeyihiin magaalada Buulo Mareer iyo tuulada Golweyn.

- Advertisement -

Weerarro kale ayaa laga soo sheegayaa Qoryooley iyo buundada Mashallay. Waxaa kale oo la sheegay in Al-Shabab ay hoobiyayaal ku tuureen saldhig kale oo ay AMISOM leedahay.

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Shabeellaah Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle ayaa faah faahin ka bixyey dhowrkii weerar ee Maanta ka dhacay deegaano ka mid ah Shabeellaha Hoose.

Hoos ka Dhageyso Codka Gudoomiye kuxigeenka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts