HomeWararDhageyso:-Duqii Degmada Baladweyne oo qaadacay Shaqa joojin lagu sameeyey

Dhageyso:-Duqii Degmada Baladweyne oo qaadacay Shaqa joojin lagu sameeyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maalma ka hor waxaa Shaqa joojin lagu sameeyey Duqii degmada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Cali Dhuux Cabdi Mahadale kadib wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle. Duqii Degmada Baladweyne Cali Dhuux Cabdi Mahadale oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay Baladweyne ayaa qaadacay xilka qadistaas lagu sameeyey,isaga oo sheegay in uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalma ka hor waxaa Shaqa joojin lagu sameeyey Duqii degmada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Cali Dhuux Cabdi Mahadale kadib wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle.

Duqii Degmada Baladweyne Cali Dhuux Cabdi Mahadale oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay Baladweyne ayaa qaadacay xilka qadistaas lagu sameeyey,isaga oo sheegay in uu weli yahay duqa degmada Baladweyne.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in marnaba madaxda Hir-Shabelle aysan awood u laheyn in ay dadka dhahdo xilka waan kaa qaaday basle kaliya ay ku ekaadaan Shaqa joojin ayaa laguguu sameeyey.

Waxa uu sheegay in Maamulka Hir-Shabeelle tan iyo markii la dhisay uusan jirin waxa ay u qabatay dadka ku nool Baladweyne,isla markaana lacagtii shilinka Soomaaliga ee laga isticmaalayo degmooyinka dalka weli laga diidayo Magalada Baladweyne Maamulka Hir-Shabeelle uu waxka qaban waayey.

Waxa uu shirkiisa Jaraa’id ku sheegay in Canshuurta laga arruuriyo Magalada Baladweyne Jowhar laga maamulo,isla markaana Madaxda Hir-Shabeelle ay Akoon ku shubtaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Duqii Degmada Baladweyne Cali Dhuux Cabdi Mahadale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts