HomeWararDhageyso:-Wasiirka Cadaalada oo sheegay in la waayay Maxaabiista xukuman Xabsiyo lagu...

Dhageyso:-Wasiirka Cadaalada oo sheegay in la waayay Maxaabiista xukuman Xabsiyo lagu xiro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Xukuumadda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji  ayaa ka hadlay dhibaatooyin uu sheegay in ay waqtigaan heestaan Maxaabiista xukumay oo ay Gacanta ku heyso dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in waxyaabaha uu arkay waqtiagan ay qeyb ka tahay in dadka markii la xukumo la waayo Xabsi lagu xiro taasina ay keeneyso in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Xukuumadda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji  ayaa ka hadlay dhibaatooyin uu sheegay in ay waqtigaan heestaan Maxaabiista xukumay oo ay Gacanta ku heyso dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in waxyaabaha uu arkay waqtiagan ay qeyb ka tahay in dadka markii la xukumo la waayo Xabsi lagu xiro taasina ay keeneyso in guryahooda loo diro sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Hadal kooban oo uu sheegay Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu ku sheegay in arrintaasi ay tahay mid murugo leh,isla markaana u baahan in wax laga qabto.

Hadalka Wasiirka Cadaalada Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen xaaji ayaa ku soo aadaya xili ay jiraan Maxaabiis loo heysto dambiyo kala duwan oo ku jira Xabsiyada dowladda,taas oo uu walaac ka muujiyey Wasiirka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Cadaalada Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts