HomeWararDhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo qiray in khilaafka Soo kala dhax-gala Madaxda dalka...

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo qiray in khilaafka Soo kala dhax-gala Madaxda dalka ay fursad u tahay cadowga dowladda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegay in madaxda dowladda iyo kuwa Maamul goboleedyada dalka looga baahan yahay in ay ka fikiraan hal mid oo ah in hadii uu khilaaf yimaado ay ka faa’iideestaan Cadawga. “Waxaa xaqiiqo ah in ay muhiim tahay in dowladda iyo madaxda maamul goboleedyada ay mar walba ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegay in madaxda dowladda iyo kuwa Maamul goboleedyada dalka looga baahan yahay in ay ka fikiraan hal mid oo ah in hadii uu khilaaf yimaado ay ka faa’iideestaan Cadawga.

“Waxaa xaqiiqo ah in ay muhiim tahay in dowladda iyo madaxda maamul goboleedyada ay mar walba ka fikiraan hadii uu yimaado khilaaf dhexdooda ah in la xoojinayo cadawgooda,sidaas daraadeedna loo baahan yahay in laga gudbo iskhilaafka si loogu guuleysto cadawga dowladda ayuu yiri ra’iisul Wasaare Kheyre”

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in muhiim ay sidoo kale tahay in laga shaqeeyo amniga maadaama hadii Muqdisho ay amni noqoto gobolada kale ay amni noqonayaan,waxa uuna ugu baaqay Odayaasha Dhaqanka soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan dib u heshiisiinta dalka.

Hadalka Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ayaa ku soo aadaya xili uu khilaaf ka dhexjiro gudoonka Golaha Shacabka kaas oo curyaamiyay Shaqadii dowladda.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts