HomeWararSawirro:-Ciidamada Dowladda oo kala eryay Banaanbaxayaal ka soo horjeeday xadgudubka Kenya ay...

Sawirro:-Ciidamada Dowladda oo kala eryay Banaanbaxayaal ka soo horjeeday xadgudubka Kenya ay ka wado Balad Xaawo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa tegay Taalada Daljirka daahsoon ee degmada Boondheere halkaas oo ay isugu yimaadeen Shacab dhalinyaro u badan oo kas oo horjeeday xadgudubka Kenya ee Xaduudka Balad Xaawo. Banaanbaxayaasha ayaa watey Boorar ay ku qornaayeen Eryayo ay ka mid ahaayeen Balad Xaawo Iib maahan iyo Erayo kale,waxana ay soo mareen Wadooyin dhowr ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa tegay Taalada Daljirka daahsoon ee degmada Boondheere halkaas oo ay isugu yimaadeen Shacab dhalinyaro u badan oo kas oo horjeeday xadgudubka Kenya ee Xaduudka Balad Xaawo.

Banaanbaxayaasha ayaa watey Boorar ay ku qornaayeen Eryayo ay ka mid ahaayeen Balad Xaawo Iib maahan iyo Erayo kale,waxana ay soo mareen Wadooyin dhowr ah oo ku yaalla Muqdisho.

- Advertisement -

Daqiiqado kadib ayaa waxaa taalada Daljirka soo agaray Ciidamo ka tirsan kuwa booliska kuwaas oo watey Gaari Shabaqle ah,isla markaana u diidayay in dadkaas ay banaanbaxa dhigaan.

Taliyayaasha Ciidamada ayaa daka u sheegayey in banaanbaxa uu u baahnaa in laamaha amniga lagu soo wargeliyo,laakin aan la’iska dhigin.

Ciidamada qaarkood ayaa dadka banaanbaxayasha ah ku amrayya in Gaariga Shabaqlaha ah ay raacaan,waxan sidoo kale jirtay in Kaamiramaan ka tirsan Tv-ga STN xoog looga qaaday Kamiradiisa,isaga oo ku guda jiray howshiisa Shaqo.

- Advertisement -

Weli dhacdadaan kama hadlin laamaha amniga Soomaaliya,horana wax go’an ah ugama soo saarin in aan Muqdisho lagu qaban karin banaanbax looga soo horjeedo xadgudubka Kenya ee dhulka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Balad Xaawo.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts