HomeWararDEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka mid ah gobolka Banaadir ayaan ilaa iyo hadda la’ogeyn waxa uu yahay balse uurada qaarxa ayaa laga arkay circa. Warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay Wadada mashquulka badan ee Maka Almukarama gaar ahaan meel ku dhow 88 (Oto oto) halkaas oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka mid ah gobolka Banaadir ayaan ilaa iyo hadda la’ogeyn waxa uu yahay balse uurada qaarxa ayaa laga arkay circa.

Warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay Wadada mashquulka badan ee Maka Almukarama gaar ahaan meel ku dhow 88 (Oto oto) halkaas oo ay fariisin ku leeyihiin ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Faah faahinta Warkaan kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts