HomeWararCiidamada Dowladda oo Caawa qabtay Gaari looga shakiyay in uu wado Hilib...

Ciidamada Dowladda oo Caawa qabtay Gaari looga shakiyay in uu wado Hilib Bani’aadam

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada Booliska degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir ayaa Caawa waxa ay qabteyn Gaari Hilib waday kaas  oo Ciidamadu ay  shakiyeen in hilibka uu wado gaariga. Gaarigaan oo noociisu yahay Deyno ayaa la sheegay in uu wado Hilib aad u farabadan oo isbedelay,isla markaana uu uray taas oo keentay in Ciidamada Booliska degmada Cabdul Casiis […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Booliska degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir ayaa Caawa waxa ay qabteyn Gaari Hilib waday kaas  oo Ciidamadu ay  shakiyeen in hilibka uu wado gaariga.

Gaarigaan oo noociisu yahay Deyno ayaa la sheegay in uu wado Hilib aad u farabadan oo isbedelay,isla markaana uu uray taas oo keentay in Ciidamada Booliska degmada Cabdul Casiis ay ka shakiyaan.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Gaariga hadda lagu haayo Saldhiga Beri ee degmada Cabdul Casiis,isla markaana dadka watay ay sheegayaan in hilibkaan uu ka soo halaabay Ciidamada AMISOM ee ku sugan Deegaanka Ceel Macaan ee G/Shabeellaha dhexe,iyaga oo doonayay in Xamarweyne ay ku iibiyaan.

Laamaha Amniga oo hilibkaan Gaariga saaran kashakisan  ayaa haatan waxa ay baaritaano ku hayaan Hilibka iyo shaqsiyaadkii watey..

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts