HomeWararAkhriso:-Maamulka Hir-Shabelle oo Shaqa joojin ku sameeyay Duqii degmada Baladweyne

Akhriso:-Maamulka Hir-Shabelle oo Shaqa joojin ku sameeyay Duqii degmada Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Hir-Shabeelle ayaa shaqa joojin waxa uu ku sameeyay duqii degmada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan Cali Dhuux Cabdi Mahadale. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladana Hoose ee Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in Shaqadii laga joojiyay Duqa Baladweyne,isla markaana xilkaas si KMG ah loogu Magacaabay Cabdi Xuseen Cismaan (Canjeex) Wareegtada Shaqa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Hir-Shabeelle ayaa shaqa joojin waxa uu ku sameeyay duqii degmada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan Cali Dhuux Cabdi Mahadale.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladana Hoose ee Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in Shaqadii laga joojiyay Duqa Baladweyne,isla markaana xilkaas si KMG ah loogu Magacaabay Cabdi Xuseen Cismaan (Canjeex)

- Advertisement -

Wareegtada Shaqa joojinta oo ku taariikheysneyd 22/3/2018 oo shalay ku beegneyd laguma sheegin sababta xilka looga qaaday duqii degmada Baladweyne Cali Dhuux Cabdi Mahadale oo Mar soo noqday taliyaha Booliiska Baladweyne.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Shaqa joojinta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts