HomeWararWareysi:-Taliska Booliiska Afgooye”Weerarkii xalay waxan ku dilnay rag ka tirsanaa Al-Shabaab”

Wareysi:-Taliska Booliiska Afgooye”Weerarkii xalay waxan ku dilnay rag ka tirsanaa Al-Shabaab”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kadib weerar xalay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku soo qaadeen degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose,isla markaana halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray  Ciidamada dowladda Al-Shabaab ayaa waxaa faah faahin dagaalkaas ka bixiyay Taliska Booliska degmadaas. Dagaalka oo mudo socday,ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,iyada oo bulshada degmada Afgooye qaarkood […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib weerar xalay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku soo qaadeen degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose,isla markaana halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray  Ciidamada dowladda Al-Shabaab ayaa waxaa faah faahin dagaalkaas ka bixiyay Taliska Booliska degmadaas.

Dagaalka oo mudo socday,ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,iyada oo bulshada degmada Afgooye qaarkood ay sheegeen in xalay ay cabsi soo wajahday.

- Advertisement -

Taliyaha Saldhigga Booliska Afgooye ayaa sheegay in ay iska difaaceen weerarkii uga yimid dhanka Al-Shabaab oo uu dagaal dhexmaray mudo aan ka badneyn mudo 10 daqiiqo ah sida uu hadalka u dhigay.

Wareysi uu siiyay Radio Dalsan ayuu sheegay in weerarka kaga imaanayay dhanka Al-Shabaab ay ka warhayeen,isla marakaan u diyaar garoobeen taas oo keentay in ay dilaan Saddex ka mid ah dagaalyahanadii Al-Shabaab ee weerarka ku soo qaaday.

Sikastaba degmada Afgooye ayaa noqotay mid ay ku soo bateen weerarada kaga yimaada dhanka Al-Shabaab,iyada oo maamulka degmada iyo talisyada Ciidamada ay sheegeen in dhawaan tuulooyinka Afgooye hoostaga ay ka saari doonaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Saldhiga Afgooye.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts