HomeWararSawirro:-Kenya oo bilaawday dhismaha darbiga ay ka dhiseyso Xadka ay la wadaagto...

Sawirro:-Kenya oo bilaawday dhismaha darbiga ay ka dhiseyso Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Kenya ayaa dib u bilaawday darbiga khilaafka dhaliyay ay ka dhiseyso Xaduudka labada dal gaar ahaan dhanka Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo,sida Masuuliyiinta Maamulka ay Dalsan u sheegeen. Qaar ka mid ah Bulshada Magaalada Balad Xaawo oo Dalsan la soo xiriiray ayaa waxa ay sheegeen in uu burburay kulan Maalin ka hor lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa dib u bilaawday darbiga khilaafka dhaliyay ay ka dhiseyso Xaduudka labada dal gaar ahaan dhanka Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo,sida Masuuliyiinta Maamulka ay Dalsan u sheegeen.

Qaar ka mid ah Bulshada Magaalada Balad Xaawo oo Dalsan la soo xiriiray ayaa waxa ay sheegeen in uu burburay kulan Maalin ka hor lagu qabtay Magaalada Mandheera kaas oo lagu xalinayay in dib loo furo Xadka Mandheera iyo Balad Xaawo oo todobaadtyadii la soo dhaafay xirnaa.

- Advertisement -

Horay ayaa Maamulka degmada Balad Xaawo iyo Shacabka waxa ay ka hortageen qorshooyin ay dowladda Kenya ku dhisi laheyd derbigaas,waxana taasi ay dhalisay in dagaal u dhexmaro Shacabka iyo Ciidamada Kenya.

Dowladda Kenya ayaa dhankeeda weli ku adkeysaneysa in darbigaas ay dhiseyso,iyada oo sheegtay in ay uga gol leedahay in ay ku ilaashato ammaanka dalkeeda,maadaama ay dagaal kula jirto Al-Shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts