HomeWararSawirro:-Shariif Xasan oo la kulmay masuuliyiin socotay Hay’addo Caalami ah

Sawirro:-Shariif Xasan oo la kulmay masuuliyiin socotay Hay’addo Caalami ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta Magalada Baydhabo waxa uu kula kulmay Wafdi ka kala socday EU,SSF,Holland,Sweden,iyo Norway Kulanka labada dhinac ayaa waxa ay uga hadleen qodobo ay ka mid ahaayeen dhanka horumarka deegaanada Koonfur galbeed Soomaaliya iyo dhismaha Garoomada sida kan Magaalada Baraawe iyo Wadooyinka deegaannada maamulka Koonfur […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta Magalada Baydhabo waxa uu kula kulmay Wafdi ka kala socday EU,SSF,Holland,Sweden,iyo Norway

Kulanka labada dhinac ayaa waxa ay uga hadleen qodobo ay ka mid ahaayeen dhanka horumarka deegaanada Koonfur galbeed Soomaaliya iyo dhismaha Garoomada sida kan Magaalada Baraawe iyo Wadooyinka deegaannada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Hay’adahaas ayaa waxa ay sheegeen in ay doonayaan ka shaqeynta horumarka Koonfur Galbeed sid ay wadashaqeyn wanasgan u dhexmarto masuuliyiinta Maamulka koonfur Galbeed.

Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isna dhankiisa waxa uu sheegay in laga doonayo hay’addaha in ay maamulka Koonfur Galbeed kala Shaqeeyaan dhinacyada horumarka,dhismooyinka Garoomada iyo Wadooyinka deegaannada Koonfur Galbeed.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts