HomeWararDEG DEG:-Qarax Gaari oo goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Gaari oo goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jugta qarax xooggan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay gudaha Magaalada Muqdisho,qaraxaas oo la sheegayo in uu ka dhacay Wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa oo uuradiisa inta badan laga arkay degmooyinka Gobolka Banaadir,ayaa la sheegaya in uu yahay Gaari laga soo buuxiyay waxayaabaha qarxa in uu ku qarxay meel ku dhow Albaabka hotelka Wehliye […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jugta qarax xooggan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay gudaha Magaalada Muqdisho,qaraxaas oo la sheegayo in uu ka dhacay Wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo uuradiisa inta badan laga arkay degmooyinka Gobolka Banaadir,ayaa la sheegaya in uu yahay Gaari laga soo buuxiyay waxayaabaha qarxa in uu ku qarxay meel ku dhow Albaabka hotelka Wehliye oo saaran Wadada Maka Almukarama.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo u badan dad ku ganacsanayay Goobta uu qaraxa ka dhacay,waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda soomaliya kuwaas oo xiray Goobta qaraxa ka dhacay.

Goordhow ka la socda faah faahinta Warakan Radiodalsan.com

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts