HomeWararDhageyso:- Gudoomiye Jawaari “Dadka dhahaya wuu is casilayaa Riyo ayay ku...

Dhageyso:- Gudoomiye Jawaari “Dadka dhahaya wuu is casilayaa Riyo ayay ku jiraan”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar  lagu baahiyay baraha Bulshada saacadihii la soo dhaafay kuwaas oo sheegayay in uu is casilayo markii ay korortay xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay Moshinka ka dhanka ah. Afahayeenka golaha shacabka oo ay ku furanyihiin mowjado siyaasadeed oo ka dhashay muranka xoogeystay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar  lagu baahiyay baraha Bulshada saacadihii la soo dhaafay kuwaas oo sheegayay in uu is casilayo markii ay korortay xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay Moshinka ka dhanka ah.

Afahayeenka golaha shacabka oo ay ku furanyihiin mowjado siyaasadeed oo ka dhashay muranka xoogeystay ee u dhaxeeya isaga iyo Ra”iisulwasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in waxba kama jiraan ay yihiin wararka lagu faafiyay Baraha Bulshada.

- Advertisement -

“Waxaan u sheegayaa dadka dadka faafinaya in in aan iscasilayo riyo ayay ku jiraan,waxaan soo maamulay Madaxweynayaal hore Ra’isulwasaarayaal marka waxaan idiin sheegayaa in uu sharcigu sareeyo isagana lagu kala baxayo”

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye Jawaari 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts