HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo dhex dhexaadinaya Jawaari iyo Kheyre

Madaxweyne Farmaajo oo dhex dhexaadinaya Jawaari iyo Kheyre

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah waxa uu Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula yeeshay Gudoomiyaha Baarlmaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre. Kulanka ayaa inta badan waxa ay uga hadleyn sidii xal looga gaari lahaa mooshinada isdabayaal wallow mooshinka sida aadka ah banaanka u soo baxay uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah waxa uu Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula yeeshay Gudoomiyaha Baarlmaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre.

Kulanka ayaa inta badan waxa ay uga hadleyn sidii xal looga gaari lahaa mooshinada isdabayaal wallow mooshinka sida aadka ah banaanka u soo baxay uu yahay kana laga keenay Gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya labaduba waxa uu ku qancinayaa in ay raadiyaan sidii xal loogu keeni lahaa mooshinka sababay in ay iskhilaafaan gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku xigeenkiisa 1aad Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey.

Laga soo bilaabo Arroornimadii hore ee shalay markii Xildhibaano ka mid ah Golaha Shacabka ay sheegeen in ay mooshin ka gudbiyeen Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa bilaawday xiisad Siyaasadeed taas oo saameyn ku yeelatay Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts