HomeWarar18 janaraal oo Shaqada laga Eryey iyo isbadal xoogan oo lagu sameynayo...

18 janaraal oo Shaqada laga Eryey iyo isbadal xoogan oo lagu sameynayo CXD

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxaa haatan bilaawday isbedel xoogan oo lagu sameynayo Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya,iyada oo Shaqadii laga eryay 18 Jararaal oo ka mid ah ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya,halka ay jirto xilka qaadis iyo Magacaabis Saraakiil kale. Wararka ay Dalsan heshay ayaa waxa ay sheegayaan in soo jeedin ka timid Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Shaqada looga eryay 18 Janaraal,halka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa haatan bilaawday isbedel xoogan oo lagu sameynayo Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya,iyada oo Shaqadii laga eryay 18 Jararaal oo ka mid ah ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya,halka ay jirto xilka qaadis iyo Magacaabis Saraakiil kale.

Wararka ay Dalsan heshay ayaa waxa ay sheegayaan in soo jeedin ka timid Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Shaqada looga eryay 18 Janaraal,halka markii hore ay ahaayeen 22 Janaraal,isl markaana lagu soo koobay 13 Janaraal kaliya.

- Advertisement -

Shaqada ka eryida lagu sameeyey Janaraalada ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka dambeysay kadib markii madaxweyne Farmaajo uu maalmahaan uu Shaqa howleedkisia u u bedelay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale waxa uu kormeero ku sameeyey Talisyada Ciidamada xoogga dalka soomaaliya ee ku yaallo Muqdisho,isaga oo sheegay in la tayeyn doono ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Tallaabadaan ayaa waxa ay ku soo aadeysaa xili isbedeladii u dambeeyay ee ciidamada kala duwan ee dowladda Federaalka Soomaaliya lagu sameeyey loo Magacaabay Saraakiil Dhalinyaro ah kuwaas oo lagu soo tababay dalka dibadiisa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts