HomeWararSawirro:-Maxaabiis laga keenay dalka Libya oo Muqdisho la soo gaarsiiyay

Sawirro:-Maxaabiis laga keenay dalka Libya oo Muqdisho la soo gaarsiiyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa laga soo dajiyay Maxaabiis laga keenay dalka Libya, kuwaasi oo tiradooda ay gaareyso illaa 13 dhalinyaro. Dhalinyaradaan ayaa waxaa u fududeysay inay dalkooda ku soo laabtaan dowladda Federalka Somaliya, kadib markii Safiirka Midowga Yurub ee Somaliya Ambassador Cali Siciid Fiqi dowladda ay u xil saartay arrintaan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa laga soo dajiyay Maxaabiis laga keenay dalka Libya, kuwaasi oo tiradooda ay gaareyso illaa 13 dhalinyaro.

Dhalinyaradaan ayaa waxaa u fududeysay inay dalkooda ku soo laabtaan dowladda Federalka Somaliya, kadib markii Safiirka Midowga Yurub ee Somaliya Ambassador Cali Siciid Fiqi dowladda ay u xil saartay arrintaan.

- Advertisement -

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federalka Somaliya ayaa waxa ay maxaabiistaan ku soo dhaweeyeen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Waa qaybtii labaad dhalinyaro dowladda Somaliya ay dib uga soo celisay dalka Libya, kuwaasi oo u dulqaadan waayay dhibaatooyinka kala duwan ee ay kala kulmaan xabsiyada dalka Libya.

Qaar badan oo ka mid ah dhalinyarada ku jira xabsiyada dalka Libya ayaa iska diiday inay dib ugu soo laabtaan dalkooda hooyo, waxayna sheegeen inay ka miro dhalinayaan hadafka tahriibkooda.

- Advertisement -

Dowladda Somaliya ayaa ku dadaalaysa sidii dalka dib loogu soo celin lahaa maxaabiista kala duwan ee ku dhibaateysan dalalka caalamka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts