HomeWararDhageyso:-Isqab-qabsi dhulalka ah oo ka taagan Magaalada Dhuusamareeb

Dhageyso:-Isqab-qabsi dhulalka ah oo ka taagan Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay isqab qabsiga dhinaca dhulalka ah ee ka jira magaaladaas,waxana ka qeyb galay Odayaasha Dhaqanka iyo Maamulka degmadaas. Kulanka ayaa intii uu socday,waxa lagu lafa guray sidii xal looga gaari lahaa isqab qabsigaas dhulalka ,iyada oo lagu Go’aamiyay in aan qarash la gelin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay isqab qabsiga dhinaca dhulalka ah ee ka jira magaaladaas,waxana ka qeyb galay Odayaasha Dhaqanka iyo Maamulka degmadaas.

Kulanka ayaa intii uu socday,waxa lagu lafa guray sidii xal looga gaari lahaa isqab qabsigaas dhulalka ,iyada oo lagu Go’aamiyay in aan qarash la gelin dhul aan aheyn mid sharci ah ama dhulka danta Guud.

- Advertisement -

Nabadoon Ciise lugey oo ka mid ah waxgaradkii kulankaas ka hadlay ayaa sheegay in dhulkii daaqa xoolaha ahaa la wada ootay,isla markaana qof walba uu doonayo in uu qori ku difaaco goofkii uu ootay.

Waxa uu sheegay in dhulka ay dowladda leedahay,isla markana cid allaala cidii dhulalkaas qarash ku bixisay ama iibsata ay dambiile tahay.

Gudoomiyaha degmada Dhuusamareeb Macalin Nuur Cilmi Cabdulle ayaa sheegay in Maamulka degmada iyo waxgaradka ay kulankoodii ku Go’aamiyen in cidii lagu arkaa dhul aysan laheyn ama iibsata sharciga lala tiigsado.

- Advertisement -

Warkaan oo faah fahsan waxaa Dhuusamareeb kas oo dirtay Wariyaheena Maryan Mire Axmed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts