HomeWararDhageyso:-Maamulka Buula-burde”Carruur ayaan ka soo badbaadinay Al-Shabaab”

Dhageyso:-Maamulka Buula-burde”Carruur ayaan ka soo badbaadinay Al-Shabaab”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Mas’uuliyiinta magaalada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen laba carruur ah oo ka soo baxsaday dugsi ay ku hayeen Al-Shabaab. Dhalin-yaradan ayaa la sheegay inay kasoo tageen degaanka Luuq Dhurwaa oo u dhexeeya Buula-barde iyo Beledweyne, waxaana la sheegay inay ku xaraysanaayeen illaa iyo 100 carruur ah. guddoomiyaha degmada Buula-barde, Cabdi Daahir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mas’uuliyiinta magaalada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen laba carruur ah oo ka soo baxsaday dugsi ay ku hayeen Al-Shabaab.

Dhalin-yaradan ayaa la sheegay inay kasoo tageen degaanka Luuq Dhurwaa oo u dhexeeya Buula-barde iyo Beledweyne, waxaana la sheegay inay ku xaraysanaayeen illaa iyo 100 carruur ah.

- Advertisement -

guddoomiyaha degmada Buula-barde, Cabdi Daahir Guurre ayaa sheegay n waayadaan ay soo badatay Carruurta la’afduubta isla markana ay Al-Shabaab ku xareeyaan Xerooyin kadibna ay u tababaraan in ay dagaalamaan.

Waxa uu sheegy in laba Carruur ah ay Al-Shabaab ka soo baxsadeen,iyda oo ay la soo xiriireen Eheladaa Carruurtaas,sidasna ay gaariga ugu direen uguna soo badbaadiyeen Al-Shabaab.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in in Carruuta ay hayaan ay ku wareejin doonaan Madaxda ka sareysa ee Hir-Shabeelle,sidoo kalena ay hayaan lix Carruur ah oo kale.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Buulo-Burde.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts