HomeWararDhageyso:-Dowladda oo ka hadashay Ammarkii Al-Shabaab degmooyinka qaar ee Muqdisho uga mamnuuceyn...

Dhageyso:-Dowladda oo ka hadashay Ammarkii Al-Shabaab degmooyinka qaar ee Muqdisho uga mamnuuceyn Kubbadda Cagta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Saacado kadib ka hadashay warar sheegayay in Al-Shabaab Saddex degmo oo ka mid ah Gobolka Banaadir ka mamnuuceyn Ciyaarta Kubbada Cagta. Warar soo baxayay ayaa sheegayay in Degmooyinka Deeyniile, Hurwaa, iyo Yaaqshiid Garoomada Kubbada Cagta lagu Ciyaaro ee loo yaqaano Salaxa ay mamnuuceen Al-Shabaab,iyaga oo la xiriiray Milkiilayaasha Garoomadaas. Ra’iisul Wasaare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Saacado kadib ka hadashay warar sheegayay in Al-Shabaab Saddex degmo oo ka mid ah Gobolka Banaadir ka mamnuuceyn Ciyaarta Kubbada Cagta.

Warar soo baxayay ayaa sheegayay in Degmooyinka Deeyniile, Hurwaa, iyo Yaaqshiid Garoomada Kubbada Cagta lagu Ciyaaro ee loo yaqaano Salaxa ay mamnuuceen Al-Shabaab,iyaga oo la xiriiray Milkiilayaasha Garoomadaas.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in weli dalka aysan ka dhicin in dhalinta Ciyaara Kubadda Cagta ay cabsi qabaan in laga joojiyo Ciyaaraha.

“majiri jirin in koox nabad diid ah ay soo saarto amar ah in la joojiyo ciyaarta kubadda Cagta ee Muqdisho,majir jirin in looga baqo in la qarxiyo Garoomada lagu Ciyaaro,majiri jirin qof Dhalinyarada iyo ciyaaraha u dhaq dhaqaaqa in uu ka walwalo amnigiisa lafihiisan uu u baqo,laakin ogaada amniga muhiim ayuu inoo yahay waana mid horseedka u noqda horumarka ayuu yiri R’iisul Wasaare Ku xigeenka dalka”

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts