HomeWararDEG DEG:-Diyaarad sida Maxaabiis Soomaali ah oo goordhow soo gaartay Muqdisho

DEG DEG:-Diyaarad sida Maxaabiis Soomaali ah oo goordhow soo gaartay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Goordhow garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde e Magaalada Muqdisho ka soo degtay Diyaarad Sida Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga keenay dalka Hindiya kadib markii laga soo daayay Xabsiyada dalkaas. Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ayaa waxaa Maxaabiistaas ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu ka mid ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Abukaate Mahdi Maxamed guuleed, Wasiirka Cadaalada, Xeer Ilaaliyaha Qaranka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde e Magaalada Muqdisho ka soo degtay Diyaarad Sida Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga keenay dalka Hindiya kadib markii laga soo daayay Xabsiyada dalkaas.

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ayaa waxaa Maxaabiistaas ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu ka mid ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Abukaate Mahdi Maxamed guuleed, Wasiirka Cadaalada, Xeer Ilaaliyaha Qaranka iyo ehelada Maxaabiistaas.

- Advertisement -

Tallaabadaan Maanta dalka dib loogu soo celiyay Maxaabiis laga keenay dalka hindiya ayaa qeyb ka ahaa heshiis dhex maray dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Hindiya,iyada oo horay Maxaabiis looga keenay dalkaas.

Goordhow la socda codadka iyo Sawirrada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts