HomeWararSawirro:-Askartii AMISOM kaga dhaawacantay weerarkii Balcad oo la keenay Muqdisho

Sawirro:-Askartii AMISOM kaga dhaawacantay weerarkii Balcad oo la keenay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Muqdisho Waxaa la keenay qaar ka mid ah Askartii Ciidamada AMISOM kaga dhaawacantay weerarkii shalay kolonyadooda lagu qaaday xili ay marayeen duleedka degmada Balcad ee Goblka Shabeellaaha Dhexe. Dhaawacyadaas Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi  oo aan weli helin toradooda ayaa waxaa la geeyay Isbitaalka Heerka labaad ee AMISOM ay ku leeyihiin Muqdisho si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho Waxaa la keenay qaar ka mid ah Askartii Ciidamada AMISOM kaga dhaawacantay weerarkii shalay kolonyadooda lagu qaaday xili ay marayeen duleedka degmada Balcad ee Goblka Shabeellaaha Dhexe.

Dhaawacyadaas Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi  oo aan weli helin toradooda ayaa waxaa la geeyay Isbitaalka Heerka labaad ee AMISOM ay ku leeyihiin Muqdisho si loogu daweeyo.

- Advertisement -

Isbitaalka ay ku jiraan dhaawacyada ayaa waxaa Maanta booqday si uu ula socdo xaaladooda ku xigeenka Madaxa Midowga Afrika ee Soomaliya kaas oo lagu Magacaabo Simon Mulongo iyo masuuliyiin kale.

Madaxda Midowga Afrika ee AMISOM ayaan weli shaacin tirada Askartii kaga geeriyooday weerarkii Balcad marka laga reebo dowladda Burundi oo sheegtay in 5 Askari looga dilay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts