HomeWarar(Wareegto)Wasaaradda Ganacsiga oo joojisay dejinta Markab ku soo xirtay Dekada Muqdisho

(Wareegto)Wasaaradda Ganacsiga oo joojisay dejinta Markab ku soo xirtay Dekada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaiya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa lagu joojiyey Shamiindo sisharcidarro ah looga soo dejinayay Dekada Muqdisho. Wareegtada oo ku taariikheysan Maanta oo ah 1 Bisha Maarso ayaa la ogeeysiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Xeer Ilaaliyaha Qaranka, Taliyaha Hoggaanka ilaalada Canshuuraha. Waxaa lagu sheegay Wareegtada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaiya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa lagu joojiyey Shamiindo sisharcidarro ah looga soo dejinayay Dekada Muqdisho.

Wareegtada oo ku taariikheysan Maanta oo ah 1 Bisha Maarso ayaa la ogeeysiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Xeer Ilaaliyaha Qaranka, Taliyaha Hoggaanka ilaalada Canshuuraha.

- Advertisement -

Waxaa lagu sheegay Wareegtada in kadib cabasho ka timid Maamulaha Shirkada Barwaaqo taas oo ah in ganacsato aan ka tirsaneyn Shirkadaas ay la degayaan Shamiito Wadata Magacii iyo astaantii Shirkadooda ay kala degayaan Markab taagan dekadda kaas oo lagu Magacaabo M/V CAPTAIN.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu mray joojinta dejiska Shamiindadaas,isla markaana ciddii wadato Sharciga la horkeeno.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada oo dhameystiran.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts