HomeWararDhageyso:-Soomaaliland oo Xukun ku riday dad loo heysto dil dhacay Sanadkii 2016

Dhageyso:-Soomaaliland oo Xukun ku riday dad loo heysto dil dhacay Sanadkii 2016

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamada Gobolka Sanaag Maamulka Soomaaliland ayaa Maanta wax ay xukuno kala duwan ku riday oo isugu jiray xarig iyo Ganaax 13 Ruux oo loo heystay dilka Cabdi Xakiin Maxamed Cabdullaahi oo bilaawgii Sanadkii 2016 lagu dilay Magaalada Ceerigaabo. Dacwada eedeysanyaashaas ayaa soo bilaabatay 20,kii Bishii Octoper ee Sanadkii 2016,waxaana Maanta ugu dambeyn ay Maxkamada Racfaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada Gobolka Sanaag Maamulka Soomaaliland ayaa Maanta wax ay xukuno kala duwan ku riday oo isugu jiray xarig iyo Ganaax 13 Ruux oo loo heystay dilka Cabdi Xakiin Maxamed Cabdullaahi oo bilaawgii Sanadkii 2016 lagu dilay Magaalada Ceerigaabo.

Dacwada eedeysanyaashaas ayaa soo bilaabatay 20,kii Bishii Octoper ee Sanadkii 2016,waxaana Maanta ugu dambeyn ay Maxkamada Racfaanka Gobolka Sanaag ay xukuntay.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Sanaag Sheekh Maxamed Axmed Cabdalle ayaa ku dhawaaqay Xukunka waxa uuna sheegay in 10 ka mid ah eedeysanayaasha lagu xukumay min Saddex Sano oo xariga ah iyo Diyadii Marxuumka.

Sidoo kale Saddexda Ruux oo kale ayuu sheegay gudoomiyaha in  lagu xukumay min Saddex Milyan oo Shilinka Soomaaliland ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Sanaag.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts