HomeWararSawirro:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxa UNHCR ee Soomaaliya

Sawirro:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxa UNHCR ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xarunta dawladda hoose kulan kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR), Ms.Caroline Van Buren. Guddoomiyeha iyo madaxa UNHCR ayaa ka wada hadlay xaaladda barakaceyaasha iyo dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalada Muqdisho . Waxaa uu Guddoomiye Yarisow si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xarunta dawladda hoose kulan kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR), Ms.Caroline Van Buren.

Guddoomiyeha iyo madaxa UNHCR ayaa ka wada hadlay xaaladda barakaceyaasha iyo dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalada Muqdisho .

- Advertisement -

Waxaa uu Guddoomiye Yarisow si gaar ah ugala hadley wafdiga UNHCR qaabka ugu haboon ee shaqo abuur loogu sameyn karo dhallinyarada gobolka, si looga hor tago tahriibka iyo xag-jirnimada, isagoona u soo bandhigay Madax UNHCR in ay kaalintooda ka qaataan sidii nolol munaasab ah loogu yagleeli lahaa dadka barakacayaasha ah.

“Waxaan u mahadcelinayaa Laanta Qaramada Midoobay ee Qaxootiga ee UNHCR shaqada wanaagsan ee dhinaca taakuleynta barakacayaasha. Waxaan UNHCR iyo beesha caalamka ka codsanayaa inay gacan weyn ka geystaan sidii xal waara loogu heli lahaa Barakacayaasha ku nool magaalada Muqdisho.’’.

Ms.Caroline Van Buren ayaa sheegtay in UNCHR ay ka go’an tahay inay kaalmo dheeri ah u fidiso barakacayaasha ku sugan xeryaha ku yaalla Muqdisho, iyadoona sidoo kale ballan qaaday in ay kala shaqeeynayaan Gobolka kor u qaadista heerka nolashooda.

- Advertisement -

Kulankan waxaa ku weheliyey Guddoomiyaha maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur iyo mas’uuliyiin kale oo labada dhinac ka socotey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts