HomeWararSawirro:-Ciidamada Dowladda oo qabtay Gaari qaraxyo lagu diyaariyay & raggii watay

Sawirro:-Ciidamada Dowladda oo qabtay Gaari qaraxyo lagu diyaariyay & raggii watay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan Magaalada Baladweyne,waxana howlgalkaas lagu soo qabtay qaraxyo iyo dadkii watay sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya. Howlgalkaas ayaa intiisa badan waxaa laga sameeyay Xaafada Buundaweyn ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaana uu ahaa mid qorsheysan. Abaaduulaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed, qaybta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan Magaalada Baladweyne,waxana howlgalkaas lagu soo qabtay qaraxyo iyo dadkii watay sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya.

Howlgalkaas ayaa intiisa badan waxaa laga sameeyay Xaafada Buundaweyn ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaana uu ahaa mid qorsheysan.

- Advertisement -

Abaaduulaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed, qaybta Gobolka Hiiraan Isaaq Idiris Cismaan ayaa ayaa soo bandhigay 13 qof ee howlgalka lagu soo qabtay Gaariga ay ku raran yihiin Biraha laga sameeyo waxyaabaha qarxa iyo hubka,waxa uuna sheegay in dadkaas baaritaan lagu sameyn doono.

Waxa uu sheegay in dadkaan haatan ay baaritaano ku sameynayaan.Saraakiisha ciidamda dowladda ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegeen in howlgal ay ka sameeyeen Xaafada Buundoweyn ay ku soo qabteen 13 Ruux oo looga shakiyay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab Gaari ay ka buuxaan Birihii qaraxyada laga sameynayay iyo Hub.

Sidoo kale shir Jaraa’id ee uu qabtay ayaa waxa uu ku sheegay in Ciidamadu ay qabten Nin isku soo xiray waxyabaha qarxa kaas oo ay ku guuleysteen in ay ka furfuran.

- Advertisement -

Hoos Ka dhageyso shirka Jaraa’id ee Taliyaha oo dhameystiran iyo Sawirrada.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts