HomeWararDEG DEG:-Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Muqdisho

DEG DEG:-Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa iminka ka bilaabatay doorashada kursi ka banaan golaha shacabka gaar ahaan mid ka mid ah Beelaha dega gobolada waqooyiga oo uu ka geeriyooday  Xildhibaan Saciid Xasan Geedi. Kursigaan ayaa waxaa Maanta ku tartamaya labo musharax kaliya kuwaas oo kala ah Musharax C/raxmaan Axmed iyo Musharax Fataax Saciid Xasan. Codeynta musharixiinta ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa iminka ka bilaabatay doorashada kursi ka banaan golaha shacabka gaar ahaan mid ka mid ah Beelaha dega gobolada waqooyiga oo uu ka geeriyooday  Xildhibaan Saciid Xasan Geedi.

Kursigaan ayaa waxaa Maanta ku tartamaya labo musharax kaliya kuwaas oo kala ah Musharax C/raxmaan Axmed iyo Musharax Fataax Saciid Xasan.

- Advertisement -

Codeynta musharixiinta ayaa la filayaa in ay goordhow bilaabato,waxana Goobta xaadir ku ah labada musharax iyo Ergadii dooran laheyd oo gaareysa ilaa 51 Ergo.

Wixii natiijo ah ee ka soo baxa kala socda Radiodalsa.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts