HomeWararDEG DEG:-Buuq iyo Sawaxan ka dhashay doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka

DEG DEG:-Buuq iyo Sawaxan ka dhashay doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Muqdisho waxaa goordhow ka bilaabatay doorashada Kursi ka banaanaa Golaha Shacabka Soomaaliya oo uu ka geeriyooday  Xildhinaan Saciid Xasan Geedi,waxaana isla Maanta la filayay in ay dhacdo doorashada si booskaas banaan loo buuxiyay. Kursigaan ka banaan Golaha Shacabka ayaa waxaa ku tartami lahaa laba musharax oo kala ahaa C/raxmaan Axmed iyo Musharax Fataax Saciid Xasan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho waxaa goordhow ka bilaabatay doorashada Kursi ka banaanaa Golaha Shacabka Soomaaliya oo uu ka geeriyooday  Xildhinaan Saciid Xasan Geedi,waxaana isla Maanta la filayay in ay dhacdo doorashada si booskaas banaan loo buuxiyay.

Kursigaan ka banaan Golaha Shacabka ayaa waxaa ku tartami lahaa laba musharax oo kala ahaa C/raxmaan Axmed iyo Musharax Fataax Saciid Xasan balse waxaa la sheegay in lagu kala tegay.

- Advertisement -

Wararka ay Dalsan heleyso ayaa waxa ay sheegayaan in Muran dhex maray ergada qaar ay sababtay in Ergooyinka qaar ay ka baxaan Goobta doorashada sidaasna ay hakad ku gashay.

Haatan Wararkii u dambeeyay ee goobta doorashada naga soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in Gudiga doorashada ay dib u dhigeen doorashada kursigaas.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts