HomeWararWasaaradda Amniga oo sheegtay in Gacanta lagu dhigay Rag ka tirsan Al-Shabaab

Wasaaradda Amniga oo sheegtay in Gacanta lagu dhigay Rag ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duhurnimadii Jimcihii shalay ayaa rag hubeysan waxa ay Xaafada Baar-Ubax gaar ahaan Masjidka Xareed wax ay ku dileen skari ka tirsan Ciidamada Dowladda,waxana Wasaaradda Amniga ay sheegtay in Gacanta lagu dhigay raggi ka dambeeyay dilkaas. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan ayaa sheegay in howlgal ay Ciidamadu sameeyeen ay u suurtagashay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duhurnimadii Jimcihii shalay ayaa rag hubeysan waxa ay Xaafada Baar-Ubax gaar ahaan Masjidka Xareed wax ay ku dileen skari ka tirsan Ciidamada Dowladda,waxana Wasaaradda Amniga ay sheegtay in Gacanta lagu dhigay raggi ka dambeeyay dilkaas.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan ayaa sheegay in howlgal ay Ciidamadu sameeyeen ay u suurtagashay in Saddex ka mid ah raggii dilkaasi fuliyay la qabtay oo uu sheegay in ay ka tirsn yihiin Al-Shabaab.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in dhalinyarada dilkasi ka dambeysay ay gaarayeen ilaa 5 laakin hadda Gacanta lagu hayo Saddex ka mid ah kuwaas oo u sheegay in Warbaahinta loo soo bandhigi doono.

Afhayeenku mashaacin halka sida rasmiga ah looga soo qabtay Saddexdaasi Nin oo uu sheegay in ay ka dambeeyeen dilka Askari ka tirsanaa Ciidamada Milateriga Soomaaliya balse uu sheegay in laamaha Amniga ay Gacanta ku hayaan.

Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa Muqdisho waxaa ka dhacay dilal qorsheysan kaas oo inta badan loo geystay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya,wxana dilalkaas sheegtay masuuliyadooda Al-Shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts