HomeWararSawirro:-Xukuumadda Soomaaliya oo Gaadiidka Gurmadka deg dega ku wareejisay Qaar ka mid...

Sawirro:-Xukuumadda Soomaaliya oo Gaadiidka Gurmadka deg dega ku wareejisay Qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Goobta lagu wareejinayay gaadiidkaan waxaa ku sugnaa Wasiiradda Caafimaadka iyo qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Danjireyaasha wadamada Turkiga iyo Qadar, iyaddoo sidoo kale mas’uuliyiinta ay dhagax dhigeen Masjid laga dhisayo gudaha Isbitalka Turkida ee Yarmeli. Gaadiidka oo gaaraya ilaa 3 baabuurta gargaarka deg dega ah ee Ambulance, ayaa loogu talagalay qaar kamid ah xarumaha  bixiya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Goobta lagu wareejinayay gaadiidkaan waxaa ku sugnaa Wasiiradda Caafimaadka iyo qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Danjireyaasha wadamada Turkiga iyo Qadar, iyaddoo sidoo kale mas’uuliyiinta ay dhagax dhigeen Masjid laga dhisayo gudaha Isbitalka Turkida ee Yarmeli.

Gaadiidka oo gaaraya ilaa 3 baabuurta gargaarka deg dega ah ee Ambulance, ayaa loogu talagalay qaar kamid ah xarumaha  bixiya adeegyada caafimaad sida hay’adda Amiin Ambulance iyo Isbitalka Turkiga ee Yerdmili, sida uu faah faahinayo C/Nuur Xaji Cali oo ku hadlayay magaca haay’adda Qadar Charity ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur oo gaadiidkasi guddoonsiisyay hay’addihii loogu talagalay ayaa uga mahadcelisay Hay’adda  Qadar Charity isgarabtaageeda shacabka Soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts