HomeWararSoomaaliland oo xirtay Qoraa Buug ka Qoray Guushii Farmaajo

Soomaaliland oo xirtay Qoraa Buug ka Qoray Guushii Farmaajo

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamada Maamulka Soomaaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay Xabsiga dhigeen Qoraa Buug ka qoray Guushii uu gaaray mudada Sanadka aheyd ee ka soo wareegtay doorashadii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qoraagaan oo lagu Magacaabo Maxamed Keyse Bigeeye ayaa Buuga u qoray waxa uu ugu Magac daray ( Tusaalaha Guusha) Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Maamulka Soomaaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay Xabsiga dhigeen Qoraa Buug ka qoray Guushii uu gaaray mudada Sanadka aheyd ee ka soo wareegtay doorashadii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Qoraagaan oo lagu Magacaabo Maxamed Keyse Bigeeye ayaa Buuga u qoray waxa uu ugu Magac daray ( Tusaalaha Guusha)

- Advertisement -

Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in weli uusan soo bandhigin Buugaas balse qeyb ka mid ah Jaldigiisa in uu si Ogeysiis ahaan ah u soo dhigay Bartiisa Facebook sidaasna lagu xiray.

Maalintii Saddexaad ayaa la xaqiijiyay in uu xiran yahay Qoraa Magacaabo Maxamed Keyse Bigeeye,waxana xarigiisa aad uga xumaaday Ururada u dhaq dhaqaaqa Xaquuqda Aadanaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts