HomeWararSawirro:-Kulan Nairobi uga furmay Itoobiya iyo ONLF & Arrinta Qalbi Dhagax oo...

Sawirro:-Kulan Nairobi uga furmay Itoobiya iyo ONLF & Arrinta Qalbi Dhagax oo looga hadli doono

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay Shir u dhaxeeya Xubno ka kala socda Ururka ONLF iyo qeyb ka mid ah Dowladda itoobiya oo mudo dhowr Sano ah wada dagaalamaya. Shirkaas ayaa ah mid lagu dhex dhexaadinayo labada dhinac,waxana Dowladda itoobiya matalaya Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo Gen, Gabre oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay Shir u dhaxeeya Xubno ka kala socda Ururka ONLF iyo qeyb ka mid ah Dowladda itoobiya oo mudo dhowr Sano ah wada dagaalamaya.

Shirkaas ayaa ah mid lagu dhex dhexaadinayo labada dhinac,waxana Dowladda itoobiya matalaya Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo Gen, Gabre oo ah Sarkaal Itoobiyaan ah.

- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa dhex dhexaadineysa labada dhinac,waxaa sidoo kale Ururka ONLF matalaya Madaxa Arrimaha Dibada ee Jabhadaas oo lagu Magacaabo Cabdiraxmaan Maadeey.

Shirka ayaa Maalmaha uu socdo waxaa lagu soo qaadi doonaa arrimo ay ka mid yihiin sidii ay heshiis u wada gaari lahaayeen dhinacyadaas mudada dagaalamaya iyo siideynta Cabdi Kariin Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah Madaxda Ururka ONLF kaas oo Dowladda Soomaaliya ay ku wareejisay Dowladda Itoobiya.

Jabhada ONLF aya ah Urur hubeysan oo la dagaalama dowladda Itoobiya,waxana inta badan dagaalooda uu ka dhacaa deegaannada Soomaalida degto ee loo yaqaano Kilinka Shanaad.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts