HomeWararShirka Amniga Qaranka oo Maanta Warmurtiyeed laga soo saarayo

Shirka Amniga Qaranka oo Maanta Warmurtiyeed laga soo saarayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa Maalintii Saddexaad galay shirka Amniga Qaranka oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Dowlad Goboleedyada  dalka ka jira iyo Madaxda ugu sareysa dalka sida Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha. Shirkaan oo  uu furay Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa diirada lagu saarayay sidii Ciidamada dowladda ay AMISOM kala wareegi lahaayeen Amniga dalka waxyaabihii ka qabsoomay shirarki hore iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maalintii Saddexaad galay shirka Amniga Qaranka oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Dowlad Goboleedyada  dalka ka jira iyo Madaxda ugu sareysa dalka sida Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Shirkaan oo  uu furay Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa diirada lagu saarayay sidii Ciidamada dowladda ay AMISOM kala wareegi lahaayeen Amniga dalka waxyaabihii ka qabsoomay shirarki hore iyo qodobo kale.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa  shirkaas Warbixino looga dhageystay Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga sidoo kale talisyada Ciidamada iyo Madaxda dowlad Goboleedyada.

Shalay ayuu qorshuhu ahaa in la soo gaba gabeeyao balse uu dib u dhacay Maanta ayaanala filayaa in shirkaan Amniga Qaranka la soo gaba gabeeyo isla markaana laga soo saaro Warmurtiyeed ku saabsan waxyaabihii ay ku heshiiyeen madaxda dowlada iyo kuwa Dowlad goboleedyada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts