HomeWararSawirro:-Al-Shabaab oo Odayaal ay u tababareen toogashada soo Bandhigay

Sawirro:-Al-Shabaab oo Odayaal ay u tababareen toogashada soo Bandhigay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayay Al-Shabaab ku soo bandhigeen tiro Odaayaal ah oo ay mudo u tababarayeen Toogashada. Goobta Odayaashaan lagu soo bandhigayay oo ah Fagaaraha Macalin Aadan  ee degmada Jilib ayaa waxa ay wateen qoriga Ak-47,waxana ku sugnaa Boqolaal ka mid ah Shacabka degmadaas kuwaas oo daawanayay. Sawirro Shabaab ay soo bandhigeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayay Al-Shabaab ku soo bandhigeen tiro Odaayaal ah oo ay mudo u tababarayeen Toogashada.

Goobta Odayaashaan lagu soo bandhigayay oo ah Fagaaraha Macalin Aadan  ee degmada Jilib ayaa waxa ay wateen qoriga Ak-47,waxana ku sugnaa Boqolaal ka mid ah Shacabka degmadaas kuwaas oo daawanayay.

- Advertisement -

Sawirro Shabaab ay soo bandhigeen ayaa muujinaayay Odayaal badan oo tartanka toogashada ka qayb galaayay, kuwaasi oo da’dooda ay kala duwan tahay.

Al Shabaab ayaa horay u tababaray, dhalinyaro, caruur iyo Haween, haddana waxa ay tababar siiyaan Odayaasha si ay uga qayb galaan falalka toogashada ah.

Magaalooyinka Shabaab ay ka maamulaan Gobolada dalka Somaliya ayaa waxaa ku yaallo xeryo kala duwan oo Shabaab dadka ay ku tababaraan.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts