HomeWararSarkaal ka tirsanaa Ciidamada Milateriga oo lagu dilay Muqdisho

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Milateriga oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa la sheegay in ay Sarkaalkaan ku dileen degmada Hodan ee Gobolkan Banadir. Sarkaalkaan oo Magaciisa lagu sheegay Xiidle Farxaan Barkhad ayaa xiliga la dilayay waxa uu ku sugnaa agagaarka Gurigiisa oo ku yaalla Agagaarka Jaamacadda Gaheyr ee degmada Hodan,waxana la sheegay in dadkii ka dambeeyay dilkiisa ay goobta ka baxsadeen. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa la sheegay in ay Sarkaalkaan ku dileen degmada Hodan ee Gobolkan Banadir.

Sarkaalkaan oo Magaciisa lagu sheegay Xiidle Farxaan Barkhad ayaa xiliga la dilayay waxa uu ku sugnaa agagaarka Gurigiisa oo ku yaalla Agagaarka Jaamacadda Gaheyr ee degmada Hodan,waxana la sheegay in dadkii ka dambeeyay dilkiisa ay goobta ka baxsadeen.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in dilka kadib ay halkaasi tageen Ciidamo ka tirsan dowladda kuwaas oo Meydka Sarkaalka Goobta ka qaaday sidoo kalena uu jiray howlgal ay sameeyeen wallow ila iyo hadda aan la shaacin in dilkaas ay dad u soo qabteen.

Dilkaan ayaa ku soo aadaya xili xalay Xaafado ka mid ah degmada Hodan ay ciidamada Nabad-Sugida soomaaliya ka sameeyeen howlgal lagu soo qabqabtay dad farabadan.

Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada dilkaas,iyaga oo Bogga ay Wararka ku qoraan ku sheegay in ay dileen Xidigle ka tirsanaa Ciidamada Milateriga Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts