HomeWararMaamulka Galmudug oo heshiis dhex dhigay Beelo ku dagaalamay G/Galgaduud

Maamulka Galmudug oo heshiis dhex dhigay Beelo ku dagaalamay G/Galgaduud

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Tuulooyin hoostaga degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa horay ugu wada dagaalamay laba maleeshiyo beeleed dagaalkaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa dagaalkaas soo kala dhex galay waxaana todobaadkaan degmada Balanballe taalay gogol Nabadeed oo ay ka qeyb galayeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug. Maanta oo Arbaco […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tuulooyin hoostaga degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa horay ugu wada dagaalamay laba maleeshiyo beeleed dagaalkaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa dagaalkaas soo kala dhex galay waxaana todobaadkaan degmada Balanballe taalay gogol Nabadeed oo ay ka qeyb galayeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in shirarkii Nabadeed la soo gaba gabeeyo isla markaana Waxgarad ka socda laba beelood ay heshiis kala saxiixdaan.

Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shalay gelinkii dambe ee gaaray balanbale waxa uuna Maanta Goobjoog ka noqon doonaa gaba gabada heshiiska ay kala saxiixan doonaan Beelaha ku dagaalamay tuulooyin hoostaga Balanballe.

Deegaanka Oodaale oo duleedka ka ah degmada Balanballe ayay ka dahceyn dagaalada ugu badan,waxna isaga barakacay dadkii deganaa iyaga oo ka cabsi qabay in uu saameyn ku yeesho dagaalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts