HomeWararDEG DEG:-Ciidamada Jubbaland oo Goordhow Xabsiga ka sii daayay Xildhibaan Axmed Taajir

DEG DEG:-Ciidamada Jubbaland oo Goordhow Xabsiga ka sii daayay Xildhibaan Axmed Taajir

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wararka naga soo  gaaraya Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ammaanka Maamulka Jubaland ay goordhow xabsiga Kismaayo ka sii daayeen Xildhibaan Axmed Taajir oo maalmihii la soo dhaafay ku xirnaa xeradda Fiat ee magaalada Kismaayo. Siideynta Axmed Taajir ayaa loo sababeynayaa laba arrimood oo kala ah, warar sheegaya in Safiirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo  gaaraya Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ammaanka Maamulka Jubaland ay goordhow xabsiga Kismaayo ka sii daayeen Xildhibaan Axmed Taajir oo maalmihii la soo dhaafay ku xirnaa xeradda Fiat ee magaalada Kismaayo.

Siideynta Axmed Taajir ayaa loo sababeynayaa laba arrimood oo kala ah, warar sheegaya in Safiirka dowladda UK ee Somalia oo shalay booqday magaalada Kismaayo uu Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam uu kala hadlay in si deg deg ah loo siidaayo Xildhibaanka, maadaama xildhibaanku uu yahay muwaadin Somali brtish ah,

- Advertisement -

Sidoo  kale cabsi laga qabo in ciidamada beesha uu ka soo jeedo xildhibaanka ay weeraro ka geystaan magaalada halkaasi uu dagaal ka qarxo, kadib markii manta Ciidamo gadoodsan ay xireen Xaafado ka mid ah Magaalada Kismaayo taas oo maanta aad looga dareemay magaalada.

Warar hoose ayaa sheegaya in Axmed Taajir lagu qasbayo inuu hadda ka hadlo Tvga ku hadla afka Maamulka Kismaayo oo uu ka sheego inuu dambiga isagu lahaa in kastoo warkaas cid sirasmi ah u xaqiijisay aysan jirin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts