HomeWararSawirro:-Shariif Xasan oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan AMISOM

Sawirro:-Shariif Xasan oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan AMISOM

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maalmahaan ku sugnaa degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa kulan gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidamada AMISOM ee ku sugan degmadaas. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali Aadan Najax iyo masuuliyiin kale,waxaana intiisa badan looga hadlay xoojinta Amniga iyo La Shaqeynta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maalmahaan ku sugnaa degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa kulan gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidamada AMISOM ee ku sugan degmadaas.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali Aadan Najax iyo masuuliyiin kale,waxaana intiisa badan looga hadlay xoojinta Amniga iyo La Shaqeynta Hey’adaha Ammaanka sida uu sheegay Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

“Waxaan Kulan Gaar ah La Qaadanay Saraakisha Amisom Ee Ku Sugan Barawe Oo Aan Kala Hadalnay Xoojinta Amniga Iyo La Shaqeynta Hey’ada Amaanka..Inta Aan Ku Suganahay Caasimada Baraawe Waxaa Sii Joogteyn Doona Kulamada Aan La leeyahay Bulshada Qeybahooda Kala Duwan.

Ugu Dambeyn Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Gelinkii dambe ee Maanta waxa uu soo gaba gabeeyay booqashadii uu ku joogay Baraawe isaga oo u ambabaxay Magaalada Baydhabo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts