HomeWararDEG DEG:-Wasiiru dowlaha Dekadaha Puntland oo Goordhow la dhaawacay

DEG DEG:-Wasiiru dowlaha Dekadaha Puntland oo Goordhow la dhaawacay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dhaawacay Wasiiru Dowlaha Dekadaha Maamulka Puntland Axmed Siciid Cabdi. Wasiiru dowlaha ayaa la sheegay in rasaas lagu furay Gaari uu la socday xili uu marayay Wado mashquul badan oo ku taalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Warar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dhaawacay Wasiiru Dowlaha Dekadaha Maamulka Puntland Axmed Siciid Cabdi.

Wasiiru dowlaha ayaa la sheegay in rasaas lagu furay Gaari uu la socday xili uu marayay Wado mashquul badan oo ku taalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

- Advertisement -

Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in Ninka dhaawacay Wasiiru dowlaha uu muran dhexmaray sidaasna uu rasaas ugu furay,waxana la sheegay in durbadiiba Gacanta lagu dhigay.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts