HomeWararSawirro:-Cutubyo ka tirsan Ciidamada ilaalada Madaxtooyada oo tababar u socdo

Sawirro:-Cutubyo ka tirsan Ciidamada ilaalada Madaxtooyada oo tababar u socdo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

G/dhexe Cumar C/raxmaan Abuukar oo ka mid ah Saraakiisha Sare ee Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka warbixiyey Cutubyo ka tirsan Ururkaasi oo tababar uu uga socdo Xarunta Villa Soomaaliya, kuwaasi oo la rajeynayo in dhowaan loo soo xiro tababarka. Col Cumar C/raxmaan, ayaa sheegay in Ciidanka Tababarka uu usocda maanta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

G/dhexe Cumar C/raxmaan Abuukar oo ka mid ah Saraakiisha Sare ee Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka warbixiyey Cutubyo ka tirsan Ururkaasi oo tababar uu uga socdo Xarunta Villa Soomaaliya, kuwaasi oo la rajeynayo in dhowaan loo soo xiro tababarka.

Col Cumar C/raxmaan, ayaa sheegay in Ciidanka Tababarka uu usocda maanta ay qaateen Cashar ku saabsan Adkeysiga qofka, islamarkaana ay mareen socod dheer oo lug ah, gaarayana 30 km oo wareeg ah, taasi oo sheegay in looga gol leeyahay in Askariga uu noqdo mid u adkeeysta Haraadka, Baahida iyo Daalka.

- Advertisement -

“Waxaan rabaa inaan warbixin idinka siiyo tababarka ka socda Madaxtooyada, Ciidankan aad arkeysiin ee tababarka qadanaya waxay gaarayaan 130 askari, waxay tababarka soo wadeen sedexda bilood, ciidankan waxay saaka soo mareen 30-km oo wareeg ah oo ah isla gudaha meesha uu tababarka ka socdo, waxaan ugu tala galnay inay bartaan adkeysiga”ayuu yiri Col Cumar C/raxmaan.

Dowladda uu hoggaaminayo Madaxwene Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dadaal xoogan ugu jirta sidii loo heli lahaa Ciidan Qaran oo tayo leh si ammaanka guud ee Dalka ugala wareegaan Ciidamada AMISOM.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Ciidamada Tababarka ku jira.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts