HomeMaqalDhageyso:-Waxgaradka Beelaha degan Muqdisho oo difaacay Gudoomiyaha G/Banaadir kana soo horjeestay...

Dhageyso:-Waxgaradka Beelaha degan Muqdisho oo difaacay Gudoomiyaha G/Banaadir kana soo horjeestay…

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Iyada oo shalay War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo lagu sheegay in aan la iibin Karin lana bixin Karin Hantida Qaranka,waxana Arrintaas ka soo horjeestay Waxgaradka Muqdisho. War-Saxaafadeedka Shalay ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu qeexay in uusan Sharci aheyn Dhulkii dowladeed ee la kireeyay la’iibiyay wixii ka dambeeyay 8-dii Febraayo, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyada oo shalay War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo lagu sheegay in aan la iibin Karin lana bixin Karin Hantida Qaranka,waxana Arrintaas ka soo horjeestay Waxgaradka Muqdisho.

War-Saxaafadeedka Shalay ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu qeexay in uusan Sharci aheyn Dhulkii dowladeed ee la kireeyay la’iibiyay wixii ka dambeeyay 8-dii Febraayo, 2017 oo aheyd markii la doortay Madaxweyne Farmaajo.

- Advertisement -

Kulan ay xalay ku yeesheen Magaalada Muqdisho Odayaashaas isla maraana Goobjoog uu ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa waxa ay ka soo saareen War-Saxaafadeed ka kooban ilaa 9 Qodob.

War-Saxaafadeedka ayaa waxa ay kaga hadleen sidoo kale Maqaamka Muqdisho iyo in la qabto Shiweynaha Nabadeynta Gobolka Banaadir.

War-Saxaafadeedka ayaa waxaa Warbaahinta u Akhriyay Farxaan Xirsi Afrax

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka kana Akhriso War-Saxaafadeedka ka oo baxay Waxgaradka Muqdisho.

.http://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2018/01/2222222.mp3

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts