HomeMaqalDhageyso:-Maxaabiis Soomaali ah oo Sanadkaan Gudihiisa lagu soo celinayo dalka

Dhageyso:-Maxaabiis Soomaali ah oo Sanadkaan Gudihiisa lagu soo celinayo dalka

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo gelbinayay 42 ka mid ah Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xirnaaa dalka Hindiya oo shalay soo gaaray Muqdisho ayaa qiray in ay jiraan kuwo kale oo xiran. Waxa uu sheegay in in ka badan kun qof oo Soomaali ah ay ku xiran yihiin Wadamada Caalamka kuwaas oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo gelbinayay 42 ka mid ah Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xirnaaa dalka Hindiya oo shalay soo gaaray Muqdisho ayaa qiray in ay jiraan kuwo kale oo xiran.

Waxa uu sheegay in in ka badan kun qof oo Soomaali ah ay ku xiran yihiin Wadamada Caalamka kuwaas oo u baahan in ay xurriyadooda helaan.

- Advertisement -

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in uu rajeynayo Sanadkan Gudihiisa dalka lagu soo celiyo kuwo kale kadib dadaal ay wado dowladda Soomaaliya.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa tan iyo markii la doortay 8-dii Bishii Febaraayo ee Sanadkii 2017 waxa ay dalka ku soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo ku xirnaa dalal kala duwan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xeer ilaaliyaha Qaranka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts