HomeTop NewsXog Dheeraada oo ku Saabsan duulimaadyadi manta ku hakaday Wajeer

Xog Dheeraada oo ku Saabsan duulimaadyadi manta ku hakaday Wajeer

Date:

Related stories

SNAIC Convenes Roundtable on Shaping Somalia’s AI Future

SNAIC Convenes Roundtable on Shaping Somalia’s AI Future Mogadishu, Somalia...

Elections, the Constitution, and Somaliland: What Is Happening in Mogadishu?

Somalia is facing intense political dispute regarding elections, constitutional amendments, the tenure of government institutions, and Mogadishu's relations with political stakeholders.

Egypt, CIA Chief Affirm Support for Somalia’s Sovereignty

President El-Sisi and CIA Director Ratcliffe discuss regional security, rejecting any infringement on Somalia's territorial integrity.

Radio Dalsan ayaa heshay xog ku saabsan duulimaadyadi maanta ku hadaday Wajeer kadib heshiiski taarikhiga aha ee madaxweyn Farmaajo iyo Uhuru.   Sarkaakil ka tirsan safaarada Kenya aan ku leenahay iyo  saraakiil madaxtooyada ka tirsan oo aan la xiirinay ayaa u sheegay Dalsan in diyaaridihi maanta hakaday ay ahaayeen Daalo iyo 540 labaduna ay qabsadeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Radio Dalsan ayaa heshay xog ku saabsan duulimaadyadi maanta ku hadaday Wajeer kadib heshiiski taarikhiga aha ee madaxweyn Farmaajo iyo Uhuru.

 

- Advertisement -

Sarkaakil ka tirsan safaarada Kenya aan ku leenahay iyo  saraakiil madaxtooyada ka tirsan oo aan la xiirinay ayaa u sheegay Dalsan in diyaaridihi maanta hakaday ay ahaayeen Daalo iyo 540 labaduna ay qabsadeen cilado ku saabsan ineysan helin wax lo yaqaano (Security clearance ) oo marki hore heshiiska ku jirtay iney diyaaradaha qaataan oo labada dal waaxyadhooda socdaalka iyo sirdoonka ka wada shaqeeyaan.

 

Warka aan helnay ayaa intaa ku daraya in laba diyaaradooda ay gudbeen sida Juba iyo Afrika kuwaas oo shuruudaha buuxiyey.

- Advertisement -

Madaxtioyada Soomaaliya ayaa arinka ay dcici kartaa iney ka hadasho oo ay war ka soo saarto kadib markii si weyn manta dood arinta uga dhalisay baraha bulshada .

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts