HomeWararGaalkacyo: Xildhibaan lagu weeraray magaalada Gaalkacyo oo ka badbaaday Dil

Gaalkacyo: Xildhibaan lagu weeraray magaalada Gaalkacyo oo ka badbaaday Dil

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar laga helayo magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ku waramaya inuu isku day Dil ka badbaaday xildhibaan Cabdi-fitaax Xuseen Aloore oo kamid ahaa golaha deegaanka ee Gaalkacyo. Xildhibaankaas ayaa Xalay lagu weeraray gudaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kadib kooxo Bastoolado ku hubeysan oo weerar ku qaaday ay isku dayeen inay Dilaan xildhibaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar laga helayo magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ku waramaya inuu isku day Dil ka badbaaday xildhibaan Cabdi-fitaax Xuseen Aloore oo kamid ahaa golaha deegaanka ee Gaalkacyo.

Xildhibaankaas ayaa Xalay lagu weeraray gudaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kadib kooxo Bastoolado ku hubeysan oo weerar ku qaaday ay isku dayeen inay Dilaan xildhibaan Aloore.

- Advertisement -

Dadka degaanka ayaa Radio Dalsan u sheegay inuu dhaawac ka soo gaaray weraarkaas xildhibaanka oo la geeyey Isbitaalka magaalada Gaalkacyo, oo lagu daaweynayo.

Amaanka magaalada Gaalkacyo ayaa ahaa wayaadaan Danbe mid aan xasilooneen,waxaana magaaladaas ka dhacayey falal lidi ku ah amaanka, iyadoo waqooyiga Gaalakcyo dhawaan lagu dhaawacay Xildhibaan Bootaan oo kamid ahaa Baarlamaanka maamulka Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts