HomeWararDHAGEYSO:- Ahlu-sunna”Waxaan dalbaneynaa in Xubin muhiim ah nagala siiyo Xukuumada cusub”

DHAGEYSO:- Ahlu-sunna”Waxaan dalbaneynaa in Xubin muhiim ah nagala siiyo Xukuumada cusub”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sheikh Isxaaq Xuseen Mursal gudoomiyaha Ahlusunada gobolada Konfureed oo wareyso gaar ah siiyey Radio Dalsan ayaa ka hadlay dhismaha xukuumada cusub ee la filayo dhawaan inuu magcaabo ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre. Sheikh Isxaaq ayaa codsaday in xubno muhiIm ah laga siiyo Golaha wasiirada ee lagu dhawaaqi doono maalmaha soosocda ,si ay uga soo muqdaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sheikh Isxaaq Xuseen Mursal gudoomiyaha Ahlusunada gobolada Konfureed oo wareyso gaar ah siiyey Radio Dalsan ayaa ka hadlay dhismaha xukuumada cusub ee la filayo dhawaan inuu magcaabo ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre.

Sheikh Isxaaq ayaa codsaday in xubno muhiIm ah laga siiyo Golaha wasiirada ee lagu dhawaaqi doono maalmaha soosocda ,si ay uga soo muqdaan wasiirada imaan doono.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Ahlu-sunada koonfureed ayaa soo jeediyey in laga qeyb galiyo golaha xukuumada oo uu sheegay inay wax badan qaban karaan Culima’udiinka Ahlusunna Wal-jamaaca, loona baahan yahay in fursad loo siiyo kamid ahaanshaha wasiirada cusub

Halkaan hoose ka DHAGEYSO Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts