HomeWararDhageyso:Barnaamijka Dooda Dalsan:

Dhageyso:Barnaamijka Dooda Dalsan:

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Doorashada Gudoonka Baarlamaanka 10-aad ayaa Khamiistii lagu soo gunaanaday Muqdisho. Waxaa kusoo baxay doorashadadaas Xildhibaano horay usoo hogaamayay Baarlamaanka. Talaabadan ayaa u gogol xaareysa Doorashada Madaxweynaha. Maxey uga duwan tahay doorashadii Gudoonka Baarlamaanka ee 2012-kii ? Maxee yihiin cashirada laga bartay ? Doorashadan  Maka marneed lacag cod ku badalasho ? Barnaamijka waxaa  marti ku ah. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Doorashada Gudoonka Baarlamaanka 10-aad ayaa Khamiistii lagu soo gunaanaday Muqdisho.

Waxaa kusoo baxay doorashadadaas Xildhibaano horay usoo hogaamayay Baarlamaanka.

- Advertisement -

Talaabadan ayaa u gogol xaareysa Doorashada Madaxweynaha.

Maxey uga duwan tahay doorashadii Gudoonka Baarlamaanka ee 2012-kii ?

Maxee yihiin cashirada laga bartay ?

- Advertisement -

Doorashadan  Maka marneed lacag cod ku badalasho ?

Barnaamijka waxaa  marti ku ah.

Dr Liibaan Xuseen Ciise Aqoonyahan lafa gura Siyaasada iyo qaanuunka.

Prof :C/llahi Maxamed Shirwac oo katirsan Dallada ururada Bulshada rayidka ee Koonfurta iyo Bartamaha Somalia.

Eng:C/raxmaan Cumer Cismaan “Yareesoow” Wasiir Hore.

Waxaa Barnaamijka Soo jeedinaya Abuubakar Maxamed Cali.

Halkan ka dhageyso Barnaamijka Dooda Dalsan:

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts