HomeWararXog: Xukuumadda Federalka oo Xil Wasiir u magacaabayso La-taliyihii Khaaska ee Axmed...

Xog: Xukuumadda Federalka oo Xil Wasiir u magacaabayso La-taliyihii Khaaska ee Axmed Madoobe.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul-wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa la sheegay inay isla qaateen in Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federalka loo magacaabo La-taliyihii Gaarka ee Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Madoobe Mas’uulkaasi oo magaciisa lagu soo koobay Geelle ayaa loo magacaabi doonaa Wasiirka cusub ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, isagoo beddeli doona Wasiirka haatan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul-wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa la sheegay inay isla qaateen in Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federalka loo magacaabo La-taliyihii Gaarka ee Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Madoobe

Mas’uulkaasi oo magaciisa lagu soo koobay Geelle ayaa loo magacaabi doonaa Wasiirka cusub ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, isagoo beddeli doona Wasiirka haatan haya Wasaaradaasi ee Guuleed Xasan Qaasim.

- Advertisement -

Wareegtadda lagu magacabayo Wasiirka cusub, ayaa la sheegay in la diyaariyey sida ay ilo ku dhowdhow Madaxtooyadda iyo Xukuumadda u sheegeen Radio Dalsan.

Geelle oo ay isku hayb yihiin Madaxweynaha Jubbaland ayaa la sheegay in Xilka Wasiirka loogu magacaabayo si uu Kaalin uga qaato hagaajinta Xiriirka Dowladdaha Federalka Somalia  iyo Ethiopia oo haatan aan wanaagsanayn.

Calawsanaanta Xiriirka Diplomaasiyadeed ee labada Dowladood ayaana laga dheehan karaa Hab-dhaqanka Dowladda Ethiopia oo Xiriirka Dowladda Federalka ka door biday inay Xiriir Toos ah la yeeshaan Madaxda Maamul-gobaleedyadda, gaar ahaan Maamulladda Puntland, Jubbaland  iyo Somaliland.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts