HomeWararCiidamadda Dowladda oo Xalay Isaga Baxay Janaale

Ciidamadda Dowladda oo Xalay Isaga Baxay Janaale

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay isaga Baxay Degmadda Janaale Ee Gobolka Shabeeladda Hoose. Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamadda ay ka gadodeen Mushaar la’an Xoogan balse Ma jiro Dowladda ka tirsan oo Warkasi xaqiijin kara. Dhinaca kale Waxa soo baxaya Warar tilmaamaya in Dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Al Shabab ay la wareegeen Magaaladda sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay isaga Baxay Degmadda Janaale Ee Gobolka Shabeeladda Hoose.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamadda ay ka gadodeen Mushaar la’an Xoogan balse Ma jiro Dowladda ka tirsan oo Warkasi xaqiijin kara.

- Advertisement -

Dhinaca kale Waxa soo baxaya Warar tilmaamaya in Dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Al Shabab ay la wareegeen Magaaladda sida lagu qoray Warbaahinta Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts