HomeWararUNHCR oo Dowladda Kenya ugu baaqay in la kordhiyo ammaanka...

UNHCR oo Dowladda Kenya ugu baaqay in la kordhiyo ammaanka Qaxootiga Soomaalida ku sugan Dhadhaab

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta iyo Madaxa Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, Antonio Guterres ayaa maanta kulan ku yeeshay Aqalka Dowladda “State House” ee magaalladda Nairobi. Labada Mas’uul waxay si gaar ah uga wada hadleen Xaalladda Qaxootiga Soomaalida ku sugan Xeradda Dhadhaab, wuxuuna Antonio Guterres ka codsaday Dowladda Kenya inay kordhiyaan ammaanka Xeradda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta iyo Madaxa Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, Antonio Guterres ayaa maanta kulan ku yeeshay Aqalka Dowladda “State House” ee magaalladda Nairobi.

Labada Mas’uul waxay si gaar ah uga wada hadleen Xaalladda Qaxootiga Soomaalida ku sugan Xeradda Dhadhaab, wuxuuna Antonio Guterres ka codsaday Dowladda Kenya inay kordhiyaan ammaanka Xeradda Dhadhaab iyo qorshaha dib-u-celinta Qaxootiga Soomaalida.

- Advertisement -

“Waxaan codsanayaa in tiro Ciiddanka Khaaska ee GSU loo daad-gureeyo Xeradda Dhadhaab, si loo xaqiijiyo ammaanka, loogana hortago Dembiilayaasha iyo Kooxaga Argagixisadda” ayuu yiri Guterres oo Dowladda Kenya kaga mahadceliyey albaabadda ay u fureen dadka ka soo cararay colaadaha.

Waxa uu intaasi ku daray inay UNHCR taageerayso dagaalka ay Dowladda Kenya kula jiraan Argagixisadda, isla markaana diyaar u yihiin xiriir dhow oo dhex mara labada dhinac.

Dhinaca kale, Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in cabsi dhinaca ammaanka darteed Qaxootiga dib loogu celinayo dalkooda hooyo.

- Advertisement -

“Waxaan doonaynaa inay Caalamka fahmaan inaan ammaanka dadkeenna iyo hantidooda laga dhigi karin muhiimadda ugu hooseysa” ayuu yiri Madaxweyne Uhuru oo intaasi ku daray inay Dowladda Kenya doonayso dadaal looga hortagayo dhibaatooyinka kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts