HomeWararWada Hadalkii Soomaaliya iyo Somaliland oo Dib Loo Dhigay Ilaa Iyo Maarso

Wada Hadalkii Soomaaliya iyo Somaliland oo Dib Loo Dhigay Ilaa Iyo Maarso

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wada Hadalka Soomaliya iyo Somaliland oo Maanta lagu waday inuu ka furmo Dalka Turkiga ayaa Maanta Dib loo dhigay sababo aan weli si rasmi ah aan loo shaacin. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in Maanta Wada hadalka Dib loo dhigay tan iyo Maalinta Axadda oo ay Taariikhda ku beegan tahay 1 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wada Hadalka Soomaliya iyo Somaliland oo Maanta lagu waday inuu ka furmo Dalka Turkiga ayaa Maanta Dib loo dhigay sababo aan weli si rasmi ah aan loo shaacin.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in Maanta Wada hadalka Dib loo dhigay tan iyo Maalinta Axadda oo ay Taariikhda ku beegan tahay 1 bisha Maarso ee Sanadkan.

- Advertisement -

Labada Wafdi ee kala matalaya Soomaaliya iyo Somaliland ayaa Jimacaha Berito u duuli doona Sida Madaxtooyada Somaliland ay shaacisay Dalka Turkiga.

Dhowr  jeer ayay kulamo ku qaateen Wafdiyo ka kala socday Labada dhinac Dalalka Britain,Turkiga iyo Jabuuti.

Wada Hadalkii ugu dambeeyay oo laga soo saaray War Murtiyeed qodobo badan ka koobnaa waxa lagu qabtay 21 bishii December ee Sanadkii dhamaaday Dalka Jamhuuriyada Jabuuti.

- Advertisement -

Soomaaliya ayaa isku dayeysa iney Somaliland ku qanciso Xal ah ineysan ka go’in Soomaaliya Inteeda kale Halka Somaliland ay weli a ku madax adeegeyso Madax Banaanideena waa Lama Taabtaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts