HomeWararQaramada Midoobay,Midowga Yurub iyo Ururo kale oo Ku Baaqay In La Joojiyo...

Qaramada Midoobay,Midowga Yurub iyo Ururo kale oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaaladda guriceel

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warsaxafadeed si wada jir ah ay u soo saareen Qaramada Midoobay,Midowga Yurub,Midowga Afrika,Urur Goboleedka IGAD,Mareekanka iyo Ingiriiska ayaa marka hore ku soo dhaweeyay dadaaladda odayaasha waxgaradka iyo Ganacsatada Ku nool Goboladda Dhexe ay dhex dhexaadinta Xalka Nabadeed uu ku jiro ay uga wadaan Magaaladda Guriceel. Sido kale waxa ay walaac ka muuujiyeen Saameynta ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warsaxafadeed si wada jir ah ay u soo saareen Qaramada Midoobay,Midowga Yurub,Midowga Afrika,Urur Goboleedka IGAD,Mareekanka iyo Ingiriiska ayaa marka hore ku soo dhaweeyay dadaaladda odayaasha waxgaradka iyo Ganacsatada Ku nool Goboladda Dhexe ay dhex dhexaadinta Xalka Nabadeed uu ku jiro ay uga wadaan Magaaladda Guriceel.

Sido kale waxa ay walaac ka muuujiyeen Saameynta ay ku yeelan karto colaadda Xaaladda dhinaca bini’aadanimada iyo dadka ku dhimanaya Magaaladda Guriceel ee Bartamaha Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxa ay ku baaqeen Xubnahan Warkan soo wada saaray in la joojiyo Dagaaladda ka jira Guriceel waxana loogu yeeray dhamaan dhinacyadasi dagaalsan in Wada hadal lagu soo idleeyo Colaadda.

Warkasi waxa sido kale lagu sheegay in Rajo Wanaagsan ay ka sugayaan dhamaan Urururada iyo Dowladaha Warkan soo saaray Shirka Dib u heshiisiinta ee ka socda Dhuusamareeb iyo Shirka Maamul u Sameynta ee Magaaladda Cadaado.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts